Madaxweyne Farmaajo oo Ubax dhigay taalada Dhagaxtuur (Daawo Sawirada)

Madxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weynaynaya Todobaadka Xorriyadda, midnimada iyo geesiyaashii naftooda u huray halgankii gobonnimo doonka dalkeenna ayaa ubax dhigay Taallada Dhagaxtuur oo ka mid ah xusuusaha halgankii dadka Soomaaliyeed ay iskaga dulqaadeen heeryadii gumeysiga. Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 01-da Luuliyo oo ku beeggan xorriyaddii Gobollada Koonfureed iyo Midowga … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo Ubax dhigay taalada Dhagaxtuur (Daawo Sawirada)